Mareykanka oo Joojinaya Malaayiin Dollar uu siin jiray mid kamid ah Dalalka Islaamka

Dowlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay joojineyso Malaayiin Dollar ay ku taageeri jirtay dowlada Pakistan gaar ahaan howlgalka loogu tala galay la dagaalanka argagaxisada. Mareykanka ayaa Pakistan ku eedeeyay in ay ku guul dareesatay horu marna aysan ka gaarin dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagaxisada ah, waxa ayna dowlada sheegtay in lacagtaasi u … Continue reading Mareykanka oo Joojinaya Malaayiin Dollar uu siin jiray mid kamid ah Dalalka Islaamka